nacdal
(m.dh)

ld nacalad¹.

nacdal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay)

ld nacalad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacdal

nacalad [m.dh] (-do, m.l)
Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.

nacalad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².

nacaladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
1. Eebbe cid nacalad ku ridid. 2. Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.

nacaladeyn [m.f.dh]
eeg nacaladee. ld lacanadeyn, lacnadeyn, nacalladeyn, nacdaleyn.

nacaladid [m.f.dh]
eeg nacalad². ld lacanadid, lacnadid, nacalladid, nacdalid.

nacdalid [m.dh]
ld nacaladid.

nacdallee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld nacaladee.

nacdalleyn [m.dh]
ld nacaladeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg