nacdiir
(m.dh)

Nacayb weyn oo cid loo hayo; nac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacdiir

silicdilyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Si nacdiir (nacayb) leh cid wax u yeelid. ld silacdilyee.

silicdilyo [m.dh]
Si nacdiir leh oo cid wax loo yeelo. ld silicdilyayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg