nacee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ceeyay, -caysay)

Cid wax ku dhibid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacee

dhacaan-ganaceed [m.l] (-dyo, m.dh)
(c.nafl.) Dhacaanka ka qayb qaata dheefshiidka oo laga sameeyo ganaca. Soo saarkeed waxa kiciya hormoonayaal laga soo daayo xiidmaha qayb ka mid ah (duwoodenam) oo ayagana ay kicisay taabasha cunnada caloosha ka soo dagtay.

dhinacee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -caysay)
Dhinac marid ama xigid.

nacayn [m.f.dh]
eeg nacee.

nac [m.l]
Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.

nac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -nici)
1. Rabid la'aan. 2. Is n.: quus iyo rajo la'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg