nacfi
(m.l)

1. Wax faa'iido leh. 2. Cunto waxtar leh. ld nafac, nafci.

nacfi
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Ku n.: xoolo, qalab iwm si looga faa'iidaysto u adeegsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacfi

banjoog [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Xayawaanka intiisa nacfiga leh ee aan dadka la noolayn; duurjoog.

deenso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho. 2. Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.

duurjoog [m.dh]
1. ld cidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfiga u leh. 2. Dhammaan xaywaanka aan ladhaqan (saynis).

nacfiyid [m.f.dh]
eeg nacfi².

nafac [m.l]
ld nacfi.

nafci [m.l]
ld nacfi¹.

nac [m.l]
Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.

nac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -nici)
1. Rabid la'aan. 2. Is n.: quus iyo rajo la'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg