nacnac
(m.l)

Macmacaan yaryar udgoon oo la muudsado.

nacnac
(m.dh)

Hadal badan oo aan macno lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacnac

nacnaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si aan macno lahayn u hadlid.

nacnacleyn [m.f.dh]
eeg nacnaclee.

sokornabaad [m.dh]
Sonkor kuuskuusan oo badanaa sida nacnaca carruurtu u cunto; sonkordhagax. ld sokornabaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg