nadaamsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld nidaamsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadaamsan

waddaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Badeeco wax si nadaamsan isu dulsaaran ahaansho. 2. Meel wax waddo laga dhigay ahaansho.

waddee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
1. (f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn. 2. (f.mg) Dhul waddo ka bannayn. 3. (f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.

bilqaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax si aan nadaamsanayn loo kala daadshay ahaansho.

cambus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax si aan nadaamsaneyn u laalaabid.

nadaamsanaan [m.dh]
ld nidaamsanaan.

nadaamsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nidaamsanaan.

nidaamsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la nidaamiyay ahaansho. ld nadaamsan.

nidaamsanaan [m.f.dh]
eeg nidaamsan. ld nadaamsanaan, nadaamsanaansho, nidaamsanaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg