naqtiimi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof quraan, duruus iwm dhammeeyay mar labaad bilaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naqtiimi

naqtiimid [m.f.dh]
eeg naqtiin².

naqtiimin [m.f.dh]
eeg naqtiimi. ld naqtiimis.

naqtiimis [m.l]
ld naqtiimin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg