naqtiin
(m.l)

1. Dib u so bilaabidda quraan, duruus iwm oo hore loo dhammeeyey. 2. N. ah: qof dhammeeyey quraan, duruus iwm oo mar labaad soo bilaaba. ld naqtiimo.

naqtiin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay)

Qur'aan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naqtiin

horujeed [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-dyo, m.dh)
1. Qof wax hareerihiisa ka socda aan la socon. 2. Arday quraankii weli wada oo aan naqtiin gaarin. 3. Qof daacadnimo badan.

naqtiimid [m.f.dh]
eeg naqtiin².

naqtiimo [m.dh]
ld naqtiin¹.

naqtiinsad [m.l]
ld naqtiinsasho.

naqtiinsasho [m.f.dh]
eeg naqtiinso. ld naqtiinsad.

naqtiinso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Quraan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg