naqtiinso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Quraan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naqtiinso

naqtiinsasho [m.f.dh]
eeg naqtiinso. ld naqtiinsad.

naqtiin [m.l]
1. Dib u so bilaabidda quraan, duruus iwm oo hore loo dhammeeyey. 2. N. ah: qof dhammeeyey quraan, duruus iwm oo mar labaad soo bilaaba. ld naqtiimo.

naqtiin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay)
Qur'aan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg