nasaaro
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

(dii.) Dadka sheegta inay haystaan diinta Nebi Ciise; Kiristaan; Masiixi. ld nasaari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nasaaro

nasaari [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld nasaaro.

nasaaroobid [m.f.dh]
eeg nasaarow.

nasaarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Nasaaro noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg