nasab
(m.l)

1. Tafiir iyo farac laga soo jeedo. 2. N. ah: qof wanaagsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nasab

aji [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
(aji, m.dh) 1. Qof nasab wanaagsan ka soo jeeda. 2. Soomaali.

lafti [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad nasab ah.

nasabnimo [m.dh]
Nasab ahaansho.

nas [m.l]
1. Meesha ugu dhow wax laga nishaabi karo. 2. (dii.) Kitaab, qaanuun iwm oo la qoray hadalkiisa hore oo asalka ah oo ka duwan sharaxa ama waxyaale kale oo gadaal cid kale kaga darto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg