naynaas
(m.dh)

ld naanays¹.

naynaas
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

ld naanays³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naynaas

naanays [m.dh] (-so/-syo, m.dh)
Magac dheeri ah oo loo yaqaan qof, kaas oo aan ahayn magaciisa dhabta ah; koofaar. ld naynaas¹.

naanays [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Ku n.: qof magac dheeri ah oo aan kiisii dhabta ahaa ahayn u bixin. 2. Ku n.: cid falkeeda dhaliilid. ld naynaas².

naanaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld naynaasan.

naanaysid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naanays³. ld naynaasid.

naanaysnaan [m.dh]
ld naynaasnaan.

naanaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld naynaasnaan.

naynaasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Qof ceeb ku tilmaaman ahaansho. ld naanaysan.

naynaasid [m.dh]
ld naanaysid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg