naynaasan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Qof ceeb ku tilmaaman ahaansho. ld naanaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naynaasan

naanaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld naynaasan.

naynaasnaan [m.f.dh]
eeg naynaasan. ld naanaysnaan, naanaysnaansho, naynaasnaansho.

naynaas [m.dh]
ld naanays¹.

naynaas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
ld naanays³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg