nebcayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Cid niyadda ka nicid. ld necbayso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nebcayso

nebcaysasho [m.f.dh]
eeg nebcayso. ld nebcoobid, necbaysasho, necboobid.

necbayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld nebcayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg