neberi
(m.l)

Nafley naasleyda ka mid ah oo waxa badda ku nool ugu weyn. ld nibiri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh neberi

hobbobboro [m.dh] (-ooyin, m.l)
Jaadadka neberiga mid ka mid ah oo yar oo caano leh; waxay leedahay gafuur afka shinbiraha u qaab eg oo qalka kore keliya ilko ku leh, hilibkana waa ay cuntaa. ld hoonbaro.

nibiri [m.l]
ld neberi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg