nebi-ammaanid
(m.f.dh)

eeg nebi-ammaan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nebi-ammaanid

nebi-ammaan [m.l]
(dii.) Sugaan ama qasiido lagu ammaano wanaagga iyo wax qabadka nebi.

nebi-ammaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
(dii.) Suugaan ama qasiido ku tirin wanaagga iyo waxqabadka nebi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg