neceb
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-cbaa, -cbayd/-ebcaa, -ebcayd)

Wax aan la rabin kashasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh neceb

bidibidi [m.dh] (-iyaal, m.l/dh)
Shimbir kashifta dugaagga oo ugaarsatadu neceb tahay.

hawldiid [m.l] (-dyo, m.dh)
Qof shaqo neceb. ld hawldiiddo, hawldiidid.

nebcaan [m.f.dh]
eeg neceb. ld nebcaansho, necbaan, necbaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg