neecaawi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld neecaabi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh neecaawi

neecaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax neecow u dhigid. ld naacaabi, neecaawi.

neecaabin [m.f.dh]
eeg neecaabi. ld naacaabin, neecaawin.

neecaawin [m.dh]
ld neecaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg