neefgur
(m.l)

ld neeftuur¹.

neefgur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -isay)

ld neeftuur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh neefgur

neefgurid [m.dh]
ld neeftuurid.

neeftuur [m.l]
Neef xooggan oo ka soo baxda nafley xiiqday. ld neefgur¹.

neeftuur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Nafley xiiqday neef xooggan sii dayn. ld neefgur².

neeftuurid [m.f.dh]
eeg neeftuur². ld neefgurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg