neeftuurid
(m.f.dh)

eeg neeftuur². ld neefgurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh neeftuurid

neefgurid [m.dh]
ld neeftuurid.

neeftuur [m.l]
Neef xooggan oo ka soo baxda nafley xiiqday. ld neefgur¹.

neeftuur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Nafley xiiqday neef xooggan sii dayn. ld neefgur².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg