nefi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Ka n.: cid nasasho yar siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nefi

ebinefiriin [m.l] (baay.)
Hormoon uu soo daayo medullaha qanjidh kelyoodku, kaas oo kordhiya garacaa wadnaha, kor u qaada awoodda iyo dheeraynta dhaqdhaqaaqa muruqyada iyo kordhinta dhaqsaha iyo qotada neefsiga, si uu ugu diyaariyo jidhka cabsi, orod ama dagaal. Waxa kale oo uu joojiyaa dheefshiidka iyo qashinsaarka.

nafis [m.l]
ld nefis¹.

nefin [m.f.dh]
eeg nefi.

nefis [m.l]
1. Meel aan ciriir ahayn. 2. Waqti yar oo hawl laga nasto. ld nafis.

nefis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hawl muddo yar ka nasasho.

nefisid [m.f.dh]
eeg nefis².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg