nefis
(m.l)

1. Meel aan ciriir ahayn. 2. Waqti yar oo hawl laga nasto. ld nafis.

nefis
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Hawl muddo yar ka nasasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nefis

nafis [m.l]
ld nefis¹.

nefisid [m.f.dh]
eeg nefis².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg