nefisid
(m.f.dh)

eeg nefis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nefisid

nefis [m.l]
1. Meel aan ciriir ahayn. 2. Waqti yar oo hawl laga nasto. ld nafis.

nefis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hawl muddo yar ka nasasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg