negaadi
(m.l)

1. Dhaqdhaqaaq la'aan. 2. Socdaal laga baaqdo. ld nagaadi¹.

negaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Geeddi ka baajin; dejin. ld nagaadi².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh negaadi

nagaadi [m.l]
ld negaadi¹.

nagaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld negaadi².

nagaadin [m.dh]
ld negaadin.

negaadin [m.f.dh]
eeg negaadi². ld nagaadin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg