negayaal
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

(fiis.) Qayb ka mid ah mekaanikada oo la xidhiidha walxo ay saaran yihiin xoogag sidkan ama isku dheelitiran, taasina ay keento in walaxdu ku xawaarayso socod madoorsoome ah ama ay negaato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh negayaal

mekaaniko [m.dh]
(fiis.) Barashada raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha; waxana loo qaybiyaa labo: a) negayaal, oo ah raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha dheelitiran; b) daynaamik, oo ah raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha socda ama neg.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg