negee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -gaysay)

Cid geeddi, socdaal iwm ka baajin. ld nagee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh negee

nagee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
ld negee.

negayn [m.f.dh]
eeg negee. ld nagayn.

neg [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gaa, -gayd)
1. Wax aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho. 2. Wax socdaal ka baaqday ahaansho. 3. Cid niyadda ka deggan ahaansho. ld nag, nagi², negi².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg