negow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gaaday, -gaatay)

Wax socod, geeddi iwm ka baaqday noqosho. ld nagow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh negow

nagow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gaaday, -gaatay)
ld negow.

negaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg negow. ld negaan.

neg [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gaa, -gayd)
1. Wax aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho. 2. Wax socdaal ka baaqday ahaansho. 3. Cid niyadda ka deggan ahaansho. ld nag, nagi², negi².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg