nejis
(m.l)

ld najaas¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nejis

najaas [m.l] (-syo, m.dh)
(dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas¹.

najaas [m.dh]
(dii.) Naag faddaro ah. ld nejisad, nijaas² (1).

najaasnimo [m.dh]
(dii.) Najaas ahaansho. ld nejisnimo, nijaasnimo.

nejisad [m.dh] (-do, m.l)
ld najaas².

nejisnimo [m.dh]
ld najaasnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg