nibiri
(m.l)

ld neberi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nibiri

cambar [m.l]
Shay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma oo xeebaha laga helo. ld canbar.

geelmaanyo [m.dh]
Naasley aad u weyn ee badda ku nool oo nibiriga u e.

neberi [m.l]
Nafley naasleyda ka mid ah oo waxa badda ku nool ugu weyn. ld nibiri.

shooxaad [m.l]
Nooc nibiriga ka mid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg