nicid
(m.f.dh)

eeg nac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nicid

maanicid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maanac². ld maanac¹ (2).

ur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Ur qurmuun yeelasho. 2. U u.: wax nicid. 3. U u.: wax ur qurmuun leh dareemid.

caloolgo' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
Ka c.: qof, cid uu jeclaa aad u nicid..

diq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Ku d.: meel cagta ku badin (xoolo, ugaar iwm). 2. Ka d.: wax aad u nicid. 3. D. ah: weel buuxa in kale ku ciriiriyid.

diqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ka d.: wax yaqyaqsi leh aad u nicid.

jiirnicid [m.f.dh]
eeg jiirnac².

jirnicid [m.dh]
eeg jirnac².

karah [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-rhay, -rahday; -rhi)
Wax niyadda ka nicid.

karahso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax niyadda ka nicid.

nebcayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Cid niyadda ka nicid. ld necbayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg