nicmee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -meysay)

Wax xag kasta ka barwaaqayn. ld nimcee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nicmee

nicmeyn [m.f.dh]
eeg nicmee. ld nimceyn.

nimcee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -ceysay)
ld nicmee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg