niibee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -beysay)

Badar iwm wax sibxanaya ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niibee

niibeyn [m.f.dh]
eeg niibee.

niib [m.dh] (-bbo, m.l)
Wax adag oo aan la dabooli karin.

niib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax si adag meel ugu dhejin. 2. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg