niibid
(m.f.dh)eeg niib².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niibid ↴
niib [m.dh] (-bbo, m.l)
Wax adag oo aan la dabooli karin.
niib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax si adag meel ugu dhejin. 2. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg