niibo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)

1. Ku n.: wax meel daloosha ku buuxsasho. 2. Dhegaha n.: xayawaan aad u ordid. 3. Dhego furaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niibo

niibasho [m.f.dh]
eeg niibo.

niiboobid [m.f.dh]
eeg niibow². ld niibow¹.

niibow [m.l]
Ka sibxashada ay wax sibxadaan laba gacmood dhexdood iwm. ld niiboobid.

niibow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax sibxanaya oo aan gacantu qabaneyn noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg