niis
(m.dh)

Ciid jilicsan oo aan boor lahayn oo togaggu keenaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niis

maanganiis [m.l] (-yo, m.dh)
(kiim.) Summad Mn. Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka, una jira dabiici ahaan ogsaydh ahaan sida bayroolusayt (MnO). Waxaana loo adeegsadaa sameynta birdhafyada istiilka iyadoo laysku darayo bayroolusayt iyo xadiid laguna gubayo marraaq-danabeed.

oojiniisis [m.l]
(baay.) Soo saarista iyo korista ugxanta ee ilmagaleenka xayawaanka gudihiisa.

kaniisad [m.dh] (-do, m.l)
Meel dhisan oo ay masiixiyiintu wax ku caabudaan.

keretinniism [m.l]
Maraarnimo.

khaniis [m.l]
Baane; siiba midka carruurta faraxuumeeya.

magniisiyam [m.l] (-mo, m.dh)
(kiim.) Summad Mg. Curiye fudud oo bir ah; curiyaha labaad ee ururka II ee tusaha kalgalka curiyayaasha (biro dhul alkaliin). M. waa curiye muhim u ah warshadaha sababta oo ah waxay xubin weyn ka tahay birdhafyada fudud (marka lagu daro aluumiiniyam iyo sink).

niishaab [m.l]
ld nishaab¹.

niishaab [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay, -btay)
ld nishaab².

niishaaban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
ld nishaaban¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg