niishaaban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)

ld nishaaban¹.

niishaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

ld nishabaan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niishaaban

nishaaban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay noqosho. ld niishaaban¹.

nishaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay ahaansho. ld niishaaban².

niishaab [m.l]
ld nishaab¹.

niishaab [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay, -btay)
ld nishaab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg