nishaaban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)

Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay noqosho. ld niishaaban¹.

nishaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay ahaansho. ld niishaaban².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nishaaban

liishaaman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax nishaaban ahaansho.

niishaaban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
ld nishaaban¹.

nishaabmid [m.f.dh]
eeg nishaaban¹. ld niishaabmid.

nishaabnaan [m.f.dh]
eeg nishaaban². ld niishaabnaan, niishaabnaansho, nishaabnaansho.

nishaab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Aqoonta toogashada yoolka. 2. Daldaloollada loo yeelo dhufaysyada si cadowga looga ilaaliyo. ld niishaab¹.

nishaab [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay, -btay)
Waxa la toogana hayo, toogta ku duwid, ku abbaarid. ld niishaab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg