nishaabid
(m.f.dh)

eeg nishaab². ld niishaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nishaabid

dhugayso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Wax nishaabid. 2. (f.mg) Dhukaan qaadid (geel). 3. (f.mg) Garaad yeelasho (qof).

dhugo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
1. Wax fiirin. 2. Wax nishaabid.

niishaabid [m.dh]
ld nishaabid.

shiish [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Wax nishaabid.

nishaab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Aqoonta toogashada yoolka. 2. Daldaloollada loo yeelo dhufaysyada si cadowga looga ilaaliyo. ld niishaab¹.

nishaab [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-bay, -btay)
Waxa la toogana hayo, toogta ku duwid, ku abbaarid. ld niishaab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg