nishaabtan
(m.l)

1. ld niishaabtan 1. Tartan dadku ku tartamaan shiishka. 2. ld nishaabtamid.

nishaabtan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

1. Shiish ku tartamid. 2. Shiish u tababarasho. ld niishaabtan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nishaabtan

niishaabtan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld nishaabtan².

nishaabtamid [m.f.dh]
eeg nishaabtan². ld niishaabtamid, niishaabtan¹, nishaabtan¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg