nishaad
(m.l)

ld nashaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nishaad

nashaad [m.l] (-ddo, m.dh)
Farxad iyo firfircooni. ld nanashaaddo, nishaad.

nashaaddaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax farax iyo firfircooniyi ka muuqato ahaansho. ld nishaaddaysan.

nashaaddaysnaan [m.f.dh]
eeg nashaaddaysan. ld nashaaddaysnaansho, nishaaddaysnaan.

nishaaddaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld nashaaddaysan.

nishaaddaysnaan [m.dh]
ld nashaaddaysnaan.

nishaaddaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nashaaddaysnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg