nisyar
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)

Wax baaxaddiisa, laxaadkiisa iyo jimirkiisu yaryahay ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nisyar

nisyaraan [m.f.dh]
eeg nisyar. ld nisyaraansho.

nisyaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nisyaraan.

nisyari [m.dh]
Yaraanta baaxadda, laxaadka iyo jimirka ee qof leeyahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg