nitaaqo
(m.dh)ld hantaaqo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nitaaqo ↴
hantaaqo [m.dh]
1. Turaanturro. 2. Wax lagu turaanturroodo. 3. Dhibaato. ld hataaqo, hintaaqo, nitaaqo.
hantaaqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Hantaaqo la kulmid. ld hataaqoo, hintaaqoo, nitaaqoo.
hantaaqood [m.f.dh]
eeg hantaaqoo. ld hataaqood, hitaaqood, nitaaqood.
nitaaqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld hantaaqoo.
nitaaqood [m.l]
ld hantaaqood.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg