nixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Ka n.: cid naxdin ku abuurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nixi

ummuladdoox [m.l] (-xyo, m.dh)
1. Dilaa aan cidna u nixin oo wuxuu arkaba dila. 2. Colaad aan cidna la reebin.

diirnixid [m.f.dh]
eeg diirnax².

dubnixid [m.f.dh]
eeg dubnax².

farakannixid [m.dh]
ld farkannixid.

fargannixid [m.dh]
ld farkannixid.

farkannixid [m.f.dh]
eeg farkannax². ld farakannixid, fargannixid.

handad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Qof u cagajuglayn. 2. (f.mg) Bootin fudud nafley dagaal maagani boodid. 3. (f.mg) Qof hurda nixid.

hanfariiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cabsiin, nixin. ld anfariiri.

jiirnixid [m.f.dh]
eeg jiirnax².

jirnixid [m.dh]
eeg jirnax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg