nixin
(m.f.dh)

eeg nixi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nixin

ummuladdoox [m.l] (-xyo, m.dh)
1. Dilaa aan cidna u nixin oo wuxuu arkaba dila. 2. Colaad aan cidna la reebin.

hanfariiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cabsiin, nixin. ld anfariiri.

muraaradillaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid si aad ah uga nixin. ld marooradillaaci.

sasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si kedis ah cid uga nixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg