niyasamo
(m.dh)

ld niyasamaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyasamo

niyadsamow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
ld niyasamow.

niyasamaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg niyasamow. ld niyasamaan.

niyasamow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
Xumaan iyo xiqdi jirtay illaabid. ld niyadsamow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg