niyaxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-maa, -mayd)

1. Qof aan daacad ahayn ahaansho. 2. Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. ld niyadxun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyaxun

niyadxun [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-umaa,-umayd)
ld niyaxun.

niyaxumaan [m.f.dh]
eeg niyaxun. ld niyadxumaan, niyadxumaansho, niyadxumi, niyadxumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg