niyeyso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Wax in la helo filasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyeyso

niyeysasho [m.f.dh]
eeg niyeyso. ld niyeysad, niyeysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg