niyo
(m.dh)

1. Meesha damaca, jacaylka, xumaha iwm dadku ku qaado. 2. Rabitaan wax loo hayo. ld niyad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyo

ictikaaf [m.l]
Fadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo niyoodo.

anaaniyo [m.dh]
Wax la jeclaysiga qof naftiisa keliya wax la rabo. ld anaaninnimo.

aniyo [Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent]
Macacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani'iyo 'iyo'.

canaaniyo [m.l]
Gubtahanyo.

insaaniyo [m.dh]
ld insaaniyad.

niyad [m.dh]
ld niyo.

niyaxumow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. ld niyadxumow.

niyaxun [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-maa, -mayd)
1. Qof aan daacad ahayn ahaansho. 2. Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. ld niyadxun.

niyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
U n.: hanti iwm wax dartii u bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg