niyoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

U n.: hanti iwm wax dartii u bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyoo

ictikaaf [m.l]
Fadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo niyoodo.

niyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg niyoo.

niyooroofilis [m.l] (-yo, m.dh)
(baay.) Nooc ugu caansan unugyada cadcad, kuwaas oo bannaanka uga bixi kara qulqulka dhiigga una gudbi kara nudaha jidhka si ay u soo dabaan bakteeriyada meel kasta oo ay jidhka ka weerarto. Unugyadani markay dhintaan waxay noqdaan malax.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg