niyood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

eeg niyoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyood

ictikaaf [m.l]
Fadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo niyoodo.

niyo [m.dh]
1. Meesha damaca, jacaylka, xumaha iwm dadku ku qaado. 2. Rabitaan wax loo hayo. ld niyad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg